Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiin kale oo gaaray magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa gaaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo xubno kale oo katirsan labada golle ee dowlada. Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo wafdiga la socda waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo siyaasiyiin. Sida aan Wararka ku heleyno Wasiirka  … Continue reading Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiin kale oo gaaray magaalada Baydhabo